Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st June 2025 admin
Ciidamo ka kala tirsan Ciidanka Ilaalada Dekeda Magaalada Bosaaso iyo Booliiska Puntland ayaa waxa dhexmaray iska hor imaad,kaasi oo sababay khasaare soo gaaray Ciidamadii dagaalamay. Taliyaha Ciidanka dekada Bosaaso Maxamed Cali xaashe iyo 2-Askari oo kale ayaa ku dhaawacmay iska …

1st June 2025 admin
Bosooso oo banaan bax ka dhacay iyo Madaxwayne Gaas oo ku wajahan . Magaalada bosaaso waxaaa manta ka dhacay banaan bax cabasho waxaana xiran suuqyadii ganacsiga dadka banaan baxa sameeyey oo ciidamada boolisku kala cayriyeen waxa ay noo sheegeen in …

1st June 2025 admin
Ma adiga oo 18 may u dabaal degi jiray ayaad qaaraan i waydiinaysaa? Haddii qaramada midoobay ay ogaan lahayeen shakhsiyaad ka mid ah Bulshada reer Maakhir, waxay siin lahaayeen abaal marin caalami ah oo Shakhsiyaadkasi ku mutaysteen bani aadanimada iyo …

1st June 2025 admin
Baaqii Mahad Salaad ee ahaa in la mucaarado dawladdda ayaa si fiican looga soo dhoweeyey gobolka Galguduud Kulan ay beesha Ceyr ee Habar gidir ku yeelatay gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay shaaca ka qaadeen ineysan raali ka aheyn xukunkii ay …