Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th February 2025  admin  

Maxay tahay daraasadda soo jeedisay in sigaarku caruurta u fiican yahay? Waxay yiraahdeen waa run in sigaarka elektaroonigga ah ama vape-ku uu ka fiican yihiin sigaarka dadka waaweyn ee caadeystay cabbitaanka sigaarka, laakiin wuxuu waxyeello badan u geystaa carruurta. Saynis …

26th February 2025  admin  

magaalada dadka ku dhinta aan lagu aasin Magaaladan ku taalla dalka Norway oo ka tirsan qaaradda Yurub ayaa waxaa qiyaas ahaan ku nool ilaa 3000 oo qof. Magaaladan oo la yirahdo Longyearbyen ayaa ah jasiirad ku taala bartamaha dalka Norway …

26th February 2025  admin  

Hoos u dhac ku yimid dhaqaalaha SNM Wasaaradda Maaliyadda Somaliland ay sheegtay in ganacsiga magaalada Wajaale uu hoos u dhacay, taasina ay saamayn ku yeelatay dhaqaalaha Somaliland. Dhinaca kalena dhaqaaleyanada Somaliland ayaa iyaguna qaba in hoos u dhaca dhaqaalaha ay …

26th February 2025  admin  

Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Axmed Karaash ayaa ka qayb galay xafladda soo bandhigista waxqabadkii guddigii KMG ahaa ee doorashooyinka Puntland ee (TPEC) iyo Xiritaanka Doorashooyinkii Goleyaasha Deegaanka Puntland. …