Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

25th February 2025 admin
Cunug asalkiisu Falastiini yahay oo lagu dilay Maraykanka Wadea Al-Fayoume, oo 6 jir ah -ahna Palestinian-American ayaa Mindi lagu dilay gurigiisa hortiisa ee magaalada Chicago isaga oo la socda hooyadiis, Hanaan Shahin, iyadu cisbitaalka ayeey ugu jirtaa dhaawac halis ah…

25th February 2025 admin
Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ka qaaday guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda Dr Xasan Cumar Mahad-Allah, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare. Bayaankan ayaa intaas ku daray in madaxweynuhu uu xeer madaxweyne uu …

25th February 2025 admin
Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay shacabka ku dhaqan Laascaanood Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA ayaa gargaar beni’aadannimo oo loogu tala galay dadka nugul ee colaaduhu saameeyeen gaarsiisay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Gargaarkaan oo gaaraya 500 oo …

25th February 2025 admin
Sucuudiga oo ‘hakiyay’ wadahadalLadii ku saabsanaa sidii uu xiriir ula yeelan lahaa Israa’iil Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa hakisay wada-hadallada ku saabsan in ay caadiyeyso xiriirka Israa’iil, ilo-wareed ayaa Sabtida maanta ah u sheegay wakaaladda wararka AFP, xilli uu socdo dagaalka …