Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th February 2025  admin  

Maxay Soomaaliya ka faa’iidaysaa heshiiska ammaan ee ay la gashay Sacuudiga? Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga ayaa xalay kala saxiixday heshiisyo guud oo iskaashi ah kaas oo labada dowladood ay sheegeen inuu faa’iido u yahay dhinacyada. Magaalada Riyad ee dalka Boqortooyada …

24th February 2025  admin  

Culusoow guddoomiyay shirkii gurmadka iyo samata-bixinta musiibadii fatahadaha Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir guddoomiyay kulankii degdegga ahaa oo golaha wasiiraddu ka yeesheen ‘qiimeynta iyo gurmadka muwaadiniinta ay dhibaatadu kasoo gaartay daadadka xooggan ee ku soo rogmay …

24th February 2025  admin  

Madaxda Carabta iyo Islaamka oo ku baaqay in si degdeg ah xabbad-joojin looga hirgaliyo Gaza Hoggaamiyeyaasha dalalka Carabta iyo Islaamka oo shir wadajir ah uu maanta uga furmay dalka Sacuudiga ayaa ka wada hadlay dagaalka Gaza, iyagoo ku baaqay in …

24th February 2025  admin  

Awoowaha Soomaaliyeed ee todobaadka jiifa duurka kadib musiibo qabsatay degaankiisa Maxamed Cabdiraxiin Maxamed waa odey 70 jir ah oo muddo dheer ku dhaqnaa magaalada Baardheere ee gobolka Gedo, ee Soomaaliya. Sida uu u sheegay BBC wuxuu ahaa nin ganacsade ah …