Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th February 2025 admin
Sidee ku noqotay Garowe Caasimadda Puntland? sasbtii maalintaa jirtay ee loogu doortay sax ma ahayd? Intaan maamulka Puntland la dhisin ayaa beesha Majeerteen waxay shir ku qabsadeen magaalada Qardho ee gobolka Bari. Shirkaas ayaa ku dhamaaday Khilaaf, ka dib markii …

24th February 2025 admin
Markab ay leedahay Israa’iil oo waxyeelo gaartay ka dib weerar looga shakisan yahay Iiraan Wakaaladda wararka ee AFP ayaa qortay in Markab xamuul ah oo ay leedahay Israa’iil ay waxyeello ka soo gaartay weerar looga shakisan yahay in ay fuliyeen …

24th February 2025 admin
Isbadallada Waaweyn ee uu ku Keeni karo Siyaasadda Soomaaliya kalfadhiga maanta ee Baarlamaanka Kalfdhiga 4-aad ee Barlamaanka Soomaaliya ee maanta furmay ayaa la filayaa in uu ka duwanaado sedexdii kalfadhi ee ka horreeyay, waxa la saadaalinayaa in ay hareeyaan doodo …

24th February 2025 admin
Soomaaliya oo ku guuleysatay xubinnimada ururka EAC Soomaaliya ayaa ku guuleysatay xubinnimada ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC) oo maanta ay si rasmi ah ugu biirtay, sida lagu shaaciyey kulan ka dhacay magaalada Arusha ee dalka Tanzania oo xarun u ah …