Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

23rd February 2025  admin  

Maxay tahay sababta Laascoonood middi loogu dilay ayeeyo Soomaaliyeed oo 75 jir ah? Waxaa magaalada Laascaanood ka dhacay dhacdo hadal hayn dhalisay oo ku saabsan haweeneey da’ ah oo la sheegay in Minid lagu lagu dilay. Dhacdadaan ayaa horseedday muran …

23rd February 2025  admin  

Maxaa sababay ololaha ka dhanka ah Biden ee ay wadaan Muslimiinta iyo Soomaalida Mareykanka? Hoggaamiyeyaasha Muslimiinta Maraykanka oo ka kala socda lix gobol ayaa wacad ku maray inay abaabuli doonaan bulshooyinka Islaamka si ay uga soo horjeensadaan dib u doorashada …

23rd February 2025  admin  

WAR-SAXAAFADEED : SHIRKA MADAXWEYNAHA IYO XISBIYADA SIYAASADDA PUNTLAND. Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay Xisbiyada siyaasada Puntland, shirkaasi oo socday maanta ilaa iyo caawa ayaa looga hadlay dardargelinta dhameystirka Doorashooyinka hal qof iyo hal cod …

23rd February 2025  admin  

Yaa la soo dagi kara hubka loo fasaxay Soomaaliya? Xuseen Macallin ayaa sheegay in dowladda federaalka ay xalay ku soo wareegtay mas’uuliyadda xakamaynta hubka. “Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa mas’uuliyadaa leh, hubka ka soo galaya xadduuddaha iyo hubka soo gala, noocyada …