Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

23rd February 2025 admin
Baarlamanka Denmark oo ansixiyay sharci lagu mamnuucayo gubista qur’aanka Baarlamaanka Denmark ayaa Khamiistii meel mariyay sharci dambi ka dhigaya in kitaabka Qur’aanka Kariimka ah lagu gubayo goobaha fagaarayaasha ah, si loo dejiyo carada dalalka Muslimiinta ah, kadib markii ay Denmark …

23rd February 2025 admin
Baarlamanka Puntland oo muddada kororsaday Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha Wakiillada Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cismaan iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 12-aad ee …

23rd February 2025 admin
Bahda ALLSANAAG, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan Caruurtii, Qoyskii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay Allah ha u naxariistee eedo Saynab Maxamed Xaaji Faarax oo maalintii shalay ku geeriyootay dalka Hindiya . Waxaan si gaar ah tacsi ugu diraynaa …

23rd February 2025 admin
Go,aankii maanta soo baxay maahayn mid sax ah , anoo dadkeyga u daneenaya waxaan ku dhawaaqayaa in 8, Jan, 2024 ay doorasho dhacayso……\ …