Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

23rd February 2025 admin
Culusoow oo xil kale u magcaabay Ururka HAG ee uu ka tirsan yahay ee HAG. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow, oo bilihii ugu danbeeyey olole xoogan ugu jiray sidii uruka uu ka trsan yahay ee Hawiye Action Group ay Gacanta ugu …

23rd February 2025 admin
Dacwad lagu soo oogay Soomaali ku eedeysan lunsashada $11 milyan Xafiiska Xeer-ilaaliyaha gobolka Minneasota, Keith Elison ayaa kusoo oogay dacwad 3 rag ah oo Soomaali ah oo loo heysto dacwado la xariira Musuqmaasuq iyo dhunsasho dhaqaalo dhan 11 Million oo …

23rd February 2025 admin
Turkiga oo soo saaray amar caalami ah oo lagu soo xirayo wiilka madaxweynaha Soomaaliya Dowladda Turkiga ayaa soo saartay amar caalami ah oo lagu soo xirayo wiil uu dhalay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, kadib markii la sheegay in shil …

23rd February 2025 admin
Ina Xasan Culusoow oo nin ku dilay Turkiga ayaa baxsaday Maxamed Xasan Culusoow, oo ka mid ah caruurta aan xaafadahooda laga quudan xalaasha, uuna dhalay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow, oo aan ka mid ahayn shaqaalaha wasaaradda arimaha dibdda Soomaaliya , …