Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

23rd February 2025  admin  

Shukumaan kaamirooyin qarsoon lagu dhex qariyay oo suuqa lagu iibinayo Kaamirooyin lagu dhax qariyay dharka sida shukumanka qubeeyska oo kale ayaa lagu iibaya suuqada Amazon,in kasta oo shirkadda arrintan horey lagu dacweeyay. BBC-da ayaa argtay shukumaan lagu dhajiyay kaamiro, waana …

23rd February 2025  admin  

Maamulka Goboleedka Hargaysa siyaasiyiintooda intii ay ka fakirayeen Laascaanood ayaa amni xummo baahsan waxeey ka socotaa magaalada Hargaysa. Cabashadii ugu danbaysay waxeey ka timid wadayaasha gawaarida tagaasida, iyaga oo sheegay in inta la kiraysto markaa laga dhaco gaariga ama waxa …

23rd February 2025  admin  

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow ayaa gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka, halkaas oo uu kaga qeyb-galayo shirka Amniga Soomaaliya oo diiradda lagu saari doono amniga iyo xasilloonida Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa kulammo gaar gaar ah la qaadan doono qaar kamid …

23rd February 2025  admin  

Maxaa dhex maray wasiir Turki ah iyo weriye su’aal ka weydiiyay wiilka madaxweynaha Soomaaliya? Wasiirka Caddaaladda Turkiga Yılmaz Tunç ayaa ayaa ka gaabsaday su’aal laga weydiiyay wiilka madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo ku lug lahaa shil u uku dhintay …