Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

23rd February 2025 admin
Maxay salka ku heysaa doodda Af-maay iyo Maxaa tiri ee la hadal hayo? Dood xooggan ayaa ka dhalatay warqad Akadeemiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta ay u dirtay Wasaaradda Caddaaladda iyo Dastuurka ee Dawladda Federaalka Soomaaliya, taas oo ku saabsanayd dib …

23rd February 2025 admin
Soomaaliya oo ku guuleystay in daynta laga cafiyo Guddiyada Fulinta ee Sanduuqa Lacagta Adduunka (IMF) iyo qeybta Horumarinta Caalamiga ah (IDA) ee Bankiga Adduunka ayaa ansixiyay barta dhamaystirka Soomaaliya ee barnaamijka deyn ka-cafinta dalalka saboolka ah deymaha badan lagu leeyahay …

23rd February 2025 admin
Haddii uu madaxweyne Culusoow ku fashilmay Dhuusamareeb, New york Guul ma ka keeni karaa? Madaxweynaha Xasan Culusoow, oo sanad dhowaad ku sugnaa magaalada Dhuusa mareeb ee xarunta gobolka Galguduud, oo aan la kulmin cid aan ka soo jeedin beesha Hawiye …

23rd February 2025 admin
Baarlamanka Puntland oo ku gacan sayray go’aanka Maxkamadda Sare Baarlamanka Puntland ayaa ka hor ymid go’aanka kasoo baxay maxkamadda dastuuriga ee Puntalnd, kaasi oo ay ku diidday muddo kororsi ay sameysteen xildhibaannada golaha wakiillada. Arrintan ayaa uga sii daraysa xiisadda …