Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

20th February 2025 admin
Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka DPL 2024,2029. …

20th February 2025 admin
Jiirku wuxuu ka mid yahay noocyada xayawaanaadka dab iyo duur joogtaba ah laakiin waxaa jira faa’iidooyinka iyo khasaare uu leeyahay labadaba. Saynisyahanada cilmi baarista ee adduunka ayaa isku raacay in isticmaalka noocyada jiirka ee cilmi baarista iyo tijaabooyinka cudurada ay …

20th February 2025 admin
Kuraasta baarlamaanka Puntland ee beesha Warsangeli inta badan waxaa ku soo noqnoqday ama qaatay jilibyo gaar ah. Jilibyada qaatay xubnaha baarlamaanka ayaa u arka kuraasta in iyaga kaliya ay xaq u leeyihiin, meesha in badan aysan welligood arag mid gobol, …

20th February 2025 admin
Markab ay leedahay shirkadda maraakiibta ee ugu weyn caalamka oo Badda Cas lagu weeraray Shirkadda ugu weyn ee maraakiibta adduunka ayaa ku dhawaaqday in mid ka mid ah maraakiibteeda ganacsiga lagu dhuftay gantaal xilli uu marayey badda cas. Shirkadda maraakiibta …