Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

17th May 2025 admin
MAXAA KEENAY IN CARUURTA ‘ REER MILXO, SANAAG’ AY KA HARAAN CARUURTA KALE EE SOMAALIYEED Magaalada Milxo ee gobolka Sanaag, waxay ku taalaa bogcadaha aduunka ugu qaalisan oo ugu kahyraadka badan mid ka mid ah, waana Bogcad hodon ku ah …

17th May 2025 admin
Xildhibaan Ali Mahdi Mohamed Qalato, oo laga soo doorto gobolka Hayland, kana mid ah dadka aadka uga soo horjeeda sida Madaxweyne Culusoow dalka ku hogaaminayo , oo Gudoomiyaha Baarlamaanku isaga oo Xasan u hiilinaya ka mamuucay in kalfadhiyada Golaha Baarlamaanka …

17th May 2025 admin
“Firdhiye waxaan leeyahay, godob ayaad kagashay Jubbaland oo waxaad saxiixday, warqad la leeyahay halagu duulo”. Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir. Firdhiye waxaan leeyahay, godob ayaad kagashay Jubbaland oo waxaad saxiixday, warqad la leeyahay halagu duulo”. …

17th May 2025 admin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Culusoow ayaa gaaray magaalada Baqdaad ee caasimadda dalka Ciraaq halkaas oo uu uga qaybgali doono meertada 34aad ee Shirka Jaamacadda Carabta. Shirka ayaa lagu gorfayn doonaa arrimo la xiriira dadaallada lagu doonayo in xal waara …