Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

12th September 2026 admin
Wixii aan xalay kala kulmay Xasan Sheekh maaheyn, wax aan ka filanayay, xitaa qof fiyow lagama filan karo, waana soo kala tagnay, wixii Alle ku tala-galay ayaa dhacaya, waxaan ugu baqayaa in ay tashadaan Xawaadle, meeshii ay ku tashan jireenna …

12th September 2026 admin
Xuutiyiinta oo gaaray Bab al-Mandab, maxay tahay muhiimadda ay leeyihiin deegaannada ay qabsadeen? Intii ay horumarkoodii ugu dambeeyay ka sameynayeen galbeedka Yemen, Xuutiyiintu waxay la wareegeen dhowr goobood oo istiraatiiji ah oo ku yaalla xeebta Badda Cas iyo nawaaxiga marin-biyoodka …

12th September 2026 admin
Warbixin: Somali Museum oo Helay Xarun Rasmi ah oo u Gaar ah Warbixin: Somali Museum oo Helay Xarun Rasmi ah oo u Gaar ah MINNEAPOLIS, MINNESOTA — Matxafka Soomaalida ee Somali Museum of Minnesota ayaa gaaray tallaabo taariikhi ah, kadib …

12th September 2026 admin
Suuban Maha Dirir, waa Hooyo Soomaaliyeed oo ka mid ahayd, Soomaalidii uu Turkigu ku duqeeyey, isaga oo garab siinaya qaar ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed This is Suuban Maha Dirir, a Somali woman injured in the Turkish airstrike in Doolow, …







