12th May 2026 admin Category :
Wasiirka Wasaaradda Caafiimaadka Dawladda Puntland Mudane Siciid Jamac Qorsheel, ayaa Umada Muslimiinta ah, gaar ahaan Shacabwaynaha Puntland iyo shaqaale weynaha wasaaradda ugu hanbalyeeyay Munaasabada Ciid-Al-Adxada.