Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th June 2025  admin  

Wasiirka Wasaaradda Caafiimaadka Dawladda Puntland Mudane Siciid Jamac Qorsheel, ayaa Umada Muslimiinta ah, gaar ahaan Shacabwaynaha Puntland iyo shaqaale weynaha wasaaradda ugu hanbalyeeyay Munaasabada Ciid-Al-Adxada. …

6th June 2025  admin  

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Hon Abdirisak Ahmed Said ayaa Ummadda Islaamka, Shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka Puntland, ugu hambalyeeyay munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa. Guddoomiyuhu wuxuu si gaar ah hambalyo ugu diray Ciidamada geesiyaasha ah ee Puntland iyo carruurtooda, …

6th June 2025  admin  

Markee madaxweynuhu sax san yahay ma marka ililiqadu socoto mise uu mastaqbalka ka hadlayo MARKEE MADAXWEYNU SAX SAN YAHAY This is the situation in Somalia btw 😳 pic.twitter.com/oTa0z8ZXIM — Zain – 天 (@idoornimo) June 4, 2025 …

6th June 2025  admin  

Madaxweynaha Chad: Waxaan joojinaynaa dalku galka Muwaadiniinta Maraykanka Isaga oo ka jawaabaya xayiraada socdaalka Trump ayaa madaxweynaha Chad Mahamat Deby uu sheegay inuu ku amray dowladiisa inay joojiso dal ku gal siinta muwaadiniinta Maraykanka ee tagaya dalkaasi. Chad waxaa ay …