5th February 2023  admin  Category :

GUDDIGA SARE EE WARBAAHINTA PUNTLAND OO LA SHAACIYAY

Wasaaradda Warfaafinta dowlad gobaleedka Puntland ayaa shaacisey guddi sare oo ka shaqeynaya diiwaan gelinta iyo aqoonsiga wariyayaasha ku sugan deegaanada dowlad gobaleedka Puntland.

Guddigan oo ka kooban 7 xubnood ayaa isugu jira xubna ka socda  dowladda iyo Bulshada Rayidka oo ay ku jiraan saxaafadda waxaa ayna  ka shaqaynayaan aqoonsiga weriyaasha iyo howlahooda kale.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*