29th January 2023  admin  Category :

Diyaar garowga shirka 20-ka May oo ka socda Muqdisho


Magaalada Muqdisho waxaa labadii cisho ee lasoo dhaafay ay shirar uga socdeen guddiga diyaarinta shirka wada-tashiga qaran ee doorashada ee magaalada ka furmaya 20-ka May.

Guddigan oo ka kala socda dhinacyada shan maamul goboleed iyo maamulka gobolka Banaadir iyo dowladda ayaa ujeedkoodu uu ayahay diyaarinta hanaanka qabashada shirka iyo doorashada dalka.

Guddigan farsamada iyo waxqabadkooda ayaa Sahra Cabdi Axmed ay ka wareysatey afhayeenka xukuumadda dowladda federaalka Maxamed Ibraahim Macalimuu.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*