1st February 2023  admin  Category :

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland oo horay u asteeyay in maalinta 25 ka Oktoobar ay noqonayso maalinta doorashadu ka qabsoomay degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufayn ayaa hadda faafiyay jadwalka oo dhamaystiran oo ay ka muuqdaan dhamaan hawlaha waawayn ee qabsoomaya inta ka horraysa maalinta doorashada.

Sawirkaan hoose kaga bogo jadwalka oo ay ku cadyihiin shaqooyinka iyo waqtiga la qabanayo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*