31st January 2023  admin  Category :

Guddiga hirgalinta doorashooyinka dadban ee Jubbaland oo fulinaya heshiisyadii 17 Sept 2020, 27 May, iyo 29 June 2021 ayaa ku dhawaaqay in ay Doorashada ku qaban doonaan waqtigeeda iyagoo tixraacaya heshiisyadii qeexayay jadwalka muddaysan.






Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*