26th July 2024  admin  Category :

Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macalimuu oo ah xubin ka tirsan Guddiga isku dhafka ee labada Aqal baarlamaanka ee Doorashada Madaxweynaha ayaa faahfaahin ka bixiyay hawshii u qabsoontay, isag oo dhinaca kale sheegay in maalinnimada beri bishana ay ku beegantahay 10-ka May 04:00 galabnimo ay ku egtahay diiwaangelinta Musharaxiinta madaxweynaha.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*