26th July 2024  admin  Category :

Guddiga Doorashooyinka Koofurgalbeed Oo Diiday In La Hakiyo Kursiga HOP103

Guddiga doorashooyinka Koofurgalbeed ayaa soo saaray qoraal ay ku shaacinayana doorashada afar kursi oo uu ku jiro kursiga HOP103 ee guddiga doorashada Heer Federal hakiyay.RELATED POSTS

Tan ayaa bilow u ah khilaafka maamulka doorashada ee ka dhex bilaaban doonta Guddiyada doorashada heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed.

guddiga doorashooyinka koofurgalbeed oo diiday in la hakiyo kursiga hop103

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*