
16th November 2025 admin Category :
Guddi aan la garayn cidda magcawday oo Datuurka Maakhir soo qoraysa
Guddi shaki badan dhalisay oo aan la garanayn ujeedada laga leeyahay ayaa caawa lagaga dhawaaqay magaalada Laascaanood.
Dhowr cisho ka hor d dhamaystirkiisa loo fadhiyo Laascaanood ee Khaatumo ayaa la magcaabay Guddi lagu sheegay inay Dastuurka Maakhir soo qorayaan.
Guddigan lagu sheegay inay Dastuurka soo qorayaan ayaa waxay u badan Culimo, sadex ka mid ah ay masaajidyo Imaamo ka yihiin, yaase maal gelinaya

,







