7th July 2022  admin  Category :

11 Xildhibaan ee reer Puntland ee aqalka sare ma laga waayey xubin ka mid noqotay guddiga loo magcaabay sababtii  keentya in la weeraro Guriga Mooryaanka Cabdiqaybdiid

Xildhibaano ka tirsan Aqalka Sare ayaa waxa ay sheegeen in Guddigaan ay heystaan Muddo gaaban, islamarkaana maalmo kooban ka dib ay ku dhawaaqi doonaan Natiijadda Baarista.

Senotaradda Aqalka Sare ayaa horay u ansixiyay in Guddi loo saaro Kiiskaasi , Maadaama Cabdi qeybdiid uu sheegay in uusan ku kalsooneeen Guddi uu horay u magacaabay Madaxweyne Farmaajo.

Guddigan oo ka kooban shan xubnood ayaa waxaa guddoomiye looga dhigey ayaa kala ah:

1-Senatar Maxamed Amiin Sheekh Cisman  oo loo magacaabay guddoomiye Mudulood, Abgaal

2-Senatar Axmed Xaashi Maxamuud guddoomiye (Ogaden/Maqaabul)

3-Senatar C/saaq Axmed Cali Xubin Isaaq

4-Senatar C/hi Sheekh ismaacil FartaagXubin  Mareehan/R.ugaas Sharmarke)

5-Senatar Cabdulaahi Cabdi Garuun Xubin  Mirifle Geeladle

Magacyada 11-ka Xubnood ee  Aqalka sare ee Puntland

1-Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake
2-Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole
3-Cabdirasaaq Cusmaan Xasan Juurile
4-Farxaan Cali Xuseen
5-Cabdisalaan Xaaji Maxamuud Dheere
6-Hodon Maxamuud Cusmaan
7-Bootaan Bare Samatar
8-Maxamuud Axmed Maxamed Mashruuc
9-Saciido Xasan Cusmaan
10-Mahdi Daahir Shiikh Nuur
11-Shukri Aaden Axmed

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*