28th March 2024  admin  Category :

Daawo Xildhibaankan faraqa u dhaxeeya maalintii  ay ka hadlaysay  Berbera, Waqooyi galbeed  iyo Maanta oo ay ka hadlayso Buulu Xaawo ee gobolka Gedo. Xildhibaankan ayaa ka mid ah Xildhibaanadii Jawaari iyo Jaamac Maxamed Qaalib ku dhaceen magaca  ” Waqooyiga Soomaaliya”. Xildhibaankii Aqalka sare ee gobolka Sanaag, isaga hadyad waxa loo siiyey Xaaska Xildhibaan Dalxa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*