18th April 2024  admin  Category :

Basaskii dawlada Qadar ay  ugu deeqday Soomaalida oo dhan,  saacado gudohood ayeey  ku qaybsadeen madaxda Xaafadaha Muqdisho ee gobolka Banaadir . Gelinkii danbe ee maantana waxay qaadayeen  Soomaaliyeey toosoow iyo Imaaraadku ha ka baxo Soomaaliya  . Siyaasiyiinta Muqdisho Soomaalinimada  ay doonayaan waa in deeq kasta oo Soomaali loogu deeqo inaanay Muqdisho soo dhaafin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*