
22nd January 2026 admin Category :
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta kormeeray dhismaha Kulliyaddii Jaalle Siyaad, isaga oo halkaas kula kulmay cutubyo ka tirsan ciidamada AMISOM.











