26th July 2024  admin  Category :

Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo ka maqnaa  Golihii wasiirada la magcaabay ee maanta la dhaariyey

Waxaa Maanta gelinkii danbe 07 August 2017 lagu dhaariyey Qasriga Madaxtooyada Garoowe 38 Wasiir, Wasiirru Dawlayaal iyo Wasiir Ku-xigeeno oo kamid ah golihii Wasiirada Dawladda Puntland ee maanta  Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas magcaabay.

Munaasibadda Dhaarta ayaa waxaa goob joog ahaa Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdullahi Cumar Camey, Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Puntland iyo saaraakiil ka tirsan Madaxtooyada Dawladda Puntland.

 

https://youtu.be/foI6PXuD9y4

Sdaex sano gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*