26th December 2024 admin Category :
Madaxweyne Farmaajo oo afar sano ka dib. dib u magcaabay golihiisii Wasiirada.
MadaxweyneFarmaajo ayaa goordhow ku dhowaaqay liiska golaha wasiirada cusub
Wasiirada ugu muhiimsan oo xilalkoodii waayay ayaa waxaa kamid ah wasiirka arrimaha gudaha,Gaashaandhigga,Amniga,Warfaafinta,Waxbarashada,Batroolka,Ganacsiga, Howlaha Guud iyo qaar kale.
https://www.facebook.com/100005163373994/videos/979719672210136/
Halkan hoose ka aqriso liiska oo dhamaystiran;
Magacyada Wasiirada
1 – Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), Ra’iisul Wasaare Ku -Xigeen
2 – Cabdulkadir Mohamed Nur (Jaamac), Wasaarrada Cadaaladda
3 – Cumar Cali Rooble, Wasaarrada Arimaha Diinta iyo Owqaafta
4 – Khadiijo Maxamed Diiriye, Wasaarrada Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka
5 – Gen. Mukhtar Xusseen Afrax, Wasaarrada arrimaha gudaha, federaalka iyo Dib -u heshiisiinta
6 – C/Raxmaan Ducaale Bayle, Wassaaradda Maaliyada
7 – Xasan Xuseen Xaaji, Wasaarrada Gaashaandhigga
8 – Xassan Xundubey Jimcale, Wasaarrada Amniga Guddaha
9 – Axmed Ciise Cawad Wasaarrada Arrimaha Dib iyo Iskaashiga Caalamiga ah
10 – Cabdullahi Abuukar Xaaji, Wasaarrada Waxbarshada iyo Taclinta Sare
11 – Maryan Aweys Jaamac, Wasaarrada Dekedaha iyo Gaadiidka Badda
12 – Jamaal Maxamed Xasan, Wasaarrada Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta
13 – Saalax Axmed Jaamac, Wasaarrada Arrimaha Dastuurka
14 – Maxamed Cabdullahi Salaad (Oomaar), Wasaarrada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka
15 – Khaliif Cabdi Cumar, Wasaarrada Ganacsiga iyo Warshadaha
16 – Saciid Xusseen Ciid, Wasaarrada Beeraha iyo Waraabka
17 – Cusman Abukar Dubbe, Wasaarrada Warfaafinta iyo Dalxiiska
18 – Cabdi Sheekh Axmed Rooble, Wasaarrada Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolajiyada
19 – Xanifa Mohamed Ibrahim, Wasaarrada Haweenka iyo Xuquuqul -insaanka
20 – Cabdullaahi Bidhaan Warsame, Wasaarrada Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda
21 – Cabdirashiid Maxamed Axmed, Wasaarrada Batroolka iyo Macdanta
22 – Xuseen Maxamud Sheekh Xuseen (Badni), Wasaarrada Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa
23 – Fowsiya Abiikar Nur, Wasaarrada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada
24 – Xassan Cabdi Nur, Wasaarrada Tamarta iyo Biyaha
25 – Duraan Axmed Faarax, Wasaarrada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada
26 – Maxamed Adan Mocalim (Somali), Wasaarrada Hawlaha Guud, Guriyeenta iyo Dib -udhiska
27 – Xamze Saciid Xamze Wasaarrada Dhalinyarada iyo Isboortiga
Magacyada Wasiiru Dowlayaasha
1 – Xassan Macalin Khaliif, Wasiiru Dawlaha Madaxtooyada
2 – Cabdixakiim Xasan Ashkir, Wasiiru Dowlaha Ra’iisul Wasaraha
3 – Yusuf Xusseen Axmed Gamadiid, Wasiiru Dawlaha Cadalada
4 – Maxamud Macalim Yahye, Wasiiru dawlaha Diinta iyo Awqaafta
5 – Maxamud Xayir Ibrahim, Wasiiru Dawlaha Maaliyadda
6 – Cabdulqaadir Shariif Sheekhuna Maya, Wasiiru Dawlaha Ganacsiga iyo Warshadaha
7 – Maxamed Cali Xagaa, Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga
8 – Adan Abdinasir Maxamed, Wasiiru Dawlaha Arrimaha Gudaha
9 – Shukri Maxamud Afrah, Wasiiru Dawlaha Tamarta iyo Biyaha
10 – C/llahi Bile Nuur, Wasiiru dawlaha Boostada iyo Isgaarsiinta
11 – C/raxman Kulmiye Xirsi, Wasiiru dawlaha Gaadiidka Cirka iyo Dhulka
12 – C/raxman Maxamed Jaabiri, Wasiiru dawlaha Waxbarashada iyo Tacliinta Sare
13 – Farxan Ali Axmedl Wasiiru Dowlaha Amniga Guddaha
14 – Abdalla Xaaji Alil Wasiiru dawlaha Qorsheynta
15 – Maxamed Xaaji Ibrahim Calil Wasiiru dawlaha Dhalinyarada iyo Isboortiga
16 – Balal Maxamed Osman Wasiiru Dawlaha Arrimaha Dibadda
17 – Cabdi Axmed Qasim Wasiiru Dawlaha Shaqada iyo Arrimalia Bulshada
Magacyada wasiir ku-xigeenada
1 – Cabdicasiis Maxamed Maxamud (Qambe), Wasaarrada Caddaaladda
2 – Maxamed Sheekh Adan Hurale, Wasaarrada Awqaafta iyo Arrimaha Diinta
3 – Isaaq Maxamed Maxamuud (Abow), Wassaarad Arimaha Gudaha iyo Federalka
4 – Fahmo Axmed Nur, Wasaarrada Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaha
5 – Sahra Haji Husseen Ali, Wasaarrada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada
6 – Axmed Xusseen Macalim (Gurey), Wasaarrada Caafimaadka
7 – C/llahi Sheekh Cali “Qaloocow”, Wasaarrada Maaliyada
8 – Cabdiraxman Yusuf Alcadaala, Wasaarrada Warfaafinta iyo Dalxiiska
9 – Abdifatax Qasim Maxamud, Wasaarrada Gaashaandhigga
10 – Abdirisaq Dahir Mohamoud, Wasaarrada Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa
11 – Nuuriya Adan Ciise, Wasaarrada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare
12 – Cabdirashiid Maxamud Xasan, Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka
13 – Xiis Xassan Adan, Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha
14 – Dahir Cabdi Cabdullahi (Dr Go,) Wasaarrada Tamarta iyo Biyaha
15 – Xirsi Aadan Rooble, Wasaarrada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka
16 – Cadil Sheegow Sagaar, Wasaaradda Amniga Guddaha
17 – C/raxman Iidaan Yoonis, Wasaarrada Boostada iyo Isgaarsiinta
18 – Xaamud Cali Xasan, Wasaarrada Beeraha
19 – Axmed Cumar Islow, Wasaarrada Dhalinyarada iyo Isboortiga
20 – Lutfi Sharif Maxamed Cumar, Wasaarada Arrimaha Dastuur
21 – Cabdinasir Xusseen Geedi, Wasaarrada Hawlaha Guud iyo Dib u Dhiska
22 – Maxamud Abdullahi Siraji, Wasaarrada Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga
23 – C/llahi Cumar Abshirow, Wasaarrada Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda
24 – Cali Mohamed Sheikh (Bagadi), Wasaarrada Ganacsiga
25 – Amiin Ahmed Sheikh, Wasaarrada Macdanta iyo Badroolka
26 – Mahad Mohamed Xassan, Wasaarrada Dekedaha iyo Gaadiidka Badda