26th July 2024  admin  Category :

Magaalada Muqdisho waxaa mudooyinka u danbeeyey ku soo badanayey  afduubka iyo kufsiga, hooyooyinkii dhalay carruurtana, waa kuwo iska oonaya, mana jirto cid caawineeysa.

Hadaba, madaxweeynihii dhamaa ee loo doortay in uu illaaliyo ammaanka shacabka ayaa ciidankii sugi lahaa amniga shacabka waxa uu u adeegsanayaa dano shaqsiyadeed oo  isaga u gaar ah, maalin kastana waxaa ciidankii amniga sugi lahaa lagu sii wadaa gobolka Gedo si amni xummo looga abuuro deegaanada Jubaland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*