29th January 2023  admin  Category :

Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa qoraal kasoo saaray dhammaadka muddo xileedka madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxayna shaaciyeen in laga billaabo 8 Ferbaayo 2021 aysan u aqoonsaneyn Maxamad C/llaahi Maxamad Farmaajo inuu yahay Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*