26th July 2024  admin  Category :

Golaha Hogaaminta Beesha Habargidir ayaa dowladda Federalka Soomaaliya ugu baaqay inay joojiso Howlaha Dhismaha Galmudug ka dib Muranka Ka dhashay habka loo marayo Dhismaha maamulka.

Shir jaraa’id oo ay Gaalkacyo ku qabteen Xubno uu hogaaminayo gudoomiyaha Golaha Hogaaminta Prof C/qaadir Maxamed Shirwac ayaa baaqaan loogu diray Dowladda Federalka Soomaaliya

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*