26th March 2024  admin  Category :

Degaano ka yirsan GobolkaSool waxaa maanta ka dhacay Shir balaadhan oo ay halkaasi ku yeeshen saraakiil iyo masuuliyiin kamid ah Puntland

Madaxweyne Ku xgeenka Puntland Axmed Kraash ,Janaraal Moorgan, ,Axmed Cabdi Xaabsade iyo Saraakiil kale oo badan ayaa ku shiray degaano hoos taga degmada Laascaanood

Ujeedka Shirka ayaa ahaa sidii looga tashan lahaa qaabkii gacanta beesha Iisaaq looga saarilaha Magaalada laascaanood oo mudo 13 sano ah hada ku jirta gacanta SNM.

Shirkan wax faahfaahin dheeraad ahi kama soo bixin balse waxaa jira qorshe yaal Puntland ku doonayso in sanadka 2020 ay faraha dhiig ku galiso sidii loo qaban laha laascaanood.

Shirkan Iyo Abaabulkan puntland ayaa imaanaya xili jabhada SSC iyana ay deegaanka kawada xoraynta dhulka maqan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*