26th July 2024  admin  Category :

Xulafaysiga Habraha  Beelaha Isaaq aragnaye,   ee wax is waydiin leh Marabbidii ka soo jeeda Beelaha Harti ee u shaqayn jirtay maamulka  SNM   iyagu yeey raaci doonaan oo yeelan doona , Qaarkood huteelada iyo gawaarida ayeey  kirayn jireen  madaxda SNM  marka ay qurbaha yimaadaan, Qaar ka mid ah waay soo fuuli jireen taangiyada SNM iyaga oo leh tirakoob ayaan ka samaynayana Sanaag iyo Sool

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*