26th April 2024  admin  Category :

Weerar Xoogleh ayaa Lagu soo qaaday Xalay Saqdii dhexe Kantoroolka Hore ee Laga soo Galo Magaalada Boosaso, Waxaana Halkaasi la isku weydaarsaday Hub Cul Culus.

Dagaalyahano La runeysanyahay Iney ka Tirsanyihiin Al-Shabaab ayaana La sheegay iney Wakhti Kooban la wareegeen Ganacan ku heynta Qeybo kamid ah Kontoroolka, Sida La Xaqiijiyay.

Saraakiisha Puntland-na Waxey Sheegeen In Halkaasi uu ka dhashay Qasaare isugu jira Dhimasho & Dhaawac.

Goobta Hadda waxaa si Buuxda Gacanta ugu Haya Ciidanka Kala Gadisan ee Puntland, Iyadoona Xaaladdu Tahay mid Dega

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*