28th March 2024  admin  Category :

Magaalo kasta oo uu maro Jidka isku xira Garowe iyo Boosaaso, bulshadii ku noolayd laamiga ayeey istaagan yihiin si ay u soo dhoweeyaan madaxweynahooda Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Shacabkan Soomaaliyeed ayaa jacayl  ay u qabaan madaxweynahoda qaarkood waxay jidka sii istaageen markii ay ka soo baxeen salaadii subaxnimio

Sawirka Salman Jamal Said.

Sawirka Danwadaag Media.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*