29th March 2024  admin  Category :

Wasiir Khadiijo oo diiday in Garoonka Muqdisho uu noqdo goob dadka lagu Karantiilo

Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hor-timid qorshe la doonayo in garoonka ciyaaraha ee Stadium Muqdisho ay noqoto goob lagu karantiilo dadka looga shakiyo cudurka Coronavirus.

Wasiir Khadiijo ayaa qoraal ay soo dhigtay barteeda Facebook waxay ku sheegtay in aysan ka yeelli doonin in Garoonka Cayaaraha Muqdisho noqoto goob loo cayimay xarun karantiil.

“Ka yeeli meyno, mas’uuliyadaana na fareysa, ogaada dowlad iyo shacab, Guddiga heerka sare ee ka hortagga Corona (COVID-19) aad iyo aad bey idinka qaldan tahay ee dib isugu laabta, Garoonka ciyaaraha Muqdisho ma ahan goob loo cayimay xarun karantiilka dowladda, waana xadgudub shaqooyinka ee hala joojiyo”ayay tiri Khadiijo Maxamed Diiriye.

GP: Coronavirus Temporary Hospitals: Sao Paulo Brazil

View of a temporary field hospital set up for coronavirus patients at Pacaembu stadium, in Sao Paulo, Brazil on March 27, 2020

GP: Coronavirus temporary hospitals Wuhan China

This photo taken on March 5, 2020 shows a temporary hospital set up for COVID-19 coronavirus patients in a sports stadium in Wuhan, in China’s central Hubei province.

GP: Coronavirus Central Park Field Hospital Emergency field hospital built in Central Park

An emergency field hospital is being constructed in Central Park in New York City, United States on March 30, 2020.

One thought on “Garoonka Muqdisho Anigaa dhisay

  1. raage

    Waa runteed waayo Farmaajo waa nin jikada ugu jira HAG iyaduna waa waitress-kii HAG waxaana kuu cadeenaya wararka ku gadaamann booqashadii horjoogaha HAG kheeyre ee Addisababa dhowaan. AmisomVilla Madaxwaynaha dadban ee Soomaaliya Abiye Ahmed oo arimaha Soomaaliya iyo SNM u wakiishay Mr khayre. Abiye wuxuu ku qanciyaya Farmaajo in arinta SNM loo daayo HAG/khayre, taasoo muujinasa Farmaajo inuu yahay nin jikada ugu jira HAG.

    Reply

Leave a Reply to raage Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*