
16th November 2025 admin Category :
Sacuudiga oo dhisaya Garoon u dhaxeeya cirka iyo dhulka
Dawladda boqortooyada Saxuudi Careebiya aya garoon kubadeed ka dhisaysa cirka iyo dhulka
Garoonka NEOM ayaa dhulka ka saraynaya 350 meter, wuxuuna qaadayaa 46,000 oo qof







