26th July 2024  admin  Category :

Mid ka mid ah Isimaddii beelaha Harti, ee horay u diidanaa inay  wada tashi  la smeeyaan beelahooda  iyo tallo ay ka qaataan, hase ahaatee ka doortay mushahaarka SNM,  ayaa hadda saaxiga keenay ka dib   markii maalintii shalay laga xayuubiyey Garaadnimadii. Weli waxa jira Suldaano ka dhego adeegaya wada tashi ay la sameeyaan beeshooda iyo in ay ilaaliyaan midnimada Soomaaliya oo weli ka mushahaar qaadanaya SNM

https://youtu.be/noivykdVyjI

https://allsanaag.com/garaad-garaadnimadii-laga-xayuubiyey/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*