28th March 2024  admin  Category :

General Morgan haddu dhaqankan Galaal lahaan lahaa,  oo dad dhintay Aflagaadayn lahaa si uu SNM u raali geliyo. Isagaba Hargaysa waa lagu soo dhowayn lahaa.Morgan iyo Galaal waa laba Sarkaal oo ka wada tirsanaa  ciidandankii xooga dalka Soomaaliya, Maamulka beelaha Isaaq ku midaysan yihiin dawladdi hore ee Soomaaliya waxay u yaqaaniin dawlad Daarood. Waana sababta Tuke oo sarkaal hoose ahaa Isaaq u leeyihiin waa ma xasuuqay, Galaal oo ka mid ahaa Saraakiishii ugu sareeyey ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed  ay ugu soo dhowaynayaan Hargaysa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*