29th March 2024  admin  Category :

 

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdigii ballaarnaa eeĀ  uu hoggaaminayey ee Puntland uga qayb gelayey shirkii Madasha wadatashiga qaran ee dhowaan kusoo xirmay magaalada Muqdisho ayaa maanta 15 September, 2016-ka soo gaarey magaalada Garoowe ee caasimadda dawladda Puntland.

img_7119 img_7120 img_7121 img_7122 img_7125 img_7126 img_7130 img_7131 img_7132 img_7134 img_7136 img_7137 img_7139 img_7141 img_7146 img_7148 img_7150 img_7154 img_7160 img_7162 img_7166 img_7168 img_7173 img_7197 img_7205

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*