27th July 2024  admin  Category :

Beesha Dhulbahante ayaa  canbaaraysay siyaasadda dhulbaraarsiga ah ee beesha Isaaq  ku doonayaan inay ku qaaaan  gobolka Sool.

Maamulka SNM ee beelaha Isaaq ku midaysan yihiin ayaa khiyaanadan Dhulbalaarsiga ku sameeya, dhul badana ku qaatay

https://youtu.be/6mkjVfs9LNg

Dhowr nin oo ka mid ah sirdoonka SNM ayaa marka hore waxa loo so dirayaa degaanada ayna beesha Isaaq deign ee gobolada Sool iyo Sanaag. Sirdoonkan ayaa iska dhigaya inay yihiin  Culumo oo waxay bilaabayaan inay dhisaan Masaajid iyo malcaamad. Maalmo ka dib  dadka   maamulka SNM, ayaa dadka degaanka u dhashay  waxay waydiisanayaan Askar  ay u qoraan oo ilaaliya masaajidka iyo Malcaamadda. Bil ka bacdi askarTii la qoray  ee ka soo jeeday degaanka waa la bedelayaa oo waxa lagu soo bedelayaa Askar wada Isaaq ah.

Maamulka SNM, ayaa dadka degaanka  mar labaad  waxay ka codsanayaan  in gacmo furan lagu soo dhoweeyo  askartan idinla  la soo  bedelay, dhowaana  loo keenayo xaasaskdii iyo Caruurtii ay dhaleen,  Marka Askara SNM xaasaska iyo Caruurta loo keeno, halkii horay looGA  cabbi jiray  degaanka  biyaha Barkaddaha, Hadda waxa la dhisayaa qoysaska SNM Ceel,,Dugsi. sidaas ayeey UULADDII ku noqoay Tuulo Isaaq. Marabidu qayb libaax ayeey ka qaaaan  in dhulkii awoowayaashood ay ka dhaxleen  ay duhur cad bixiyaan

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*