26th July 2024  admin  Category :

Qalabkii Jidka barakaysan ee Ceel daahir Laamiga lagu saari lahaa Laamiga ayaa laga soo raray dalka Hindiya, oo Soomaaliya soo gaari doona waqti dhow

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta 20 October 2017  kormeeray dhismaha wadada ceel-daahir – ceerigaabo oo dhismeheedo meel wanaagsan marayo, waxaana Madaxweynaha iyo weftiga uu hogaaminayey kormeerkooda ku gaadheen 5km oo dhanka galbeed ka xigta magaalada Ceel-daahir oo iyadu ah goobta laga bilaabay wadada, 55km ayaa wadada loo dhamaystiray caro-tuur iyo jayba, 15km oo kamid ahna isbuucan gudihiisa ayaa la dhigi doonaa caro-tuurka iyo jaygaba, guud ahaan wadada inta lagashaqeeyey ayaa ah 70km

gaas-wadada-4

Sawirka Puntland State House.

Sawirka Puntland State House.

Sawirka Puntland State House.

Sawirka Puntland State House.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*