28th March 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 12-Nov 2018 ka qayb galay kulan lagu taageerayey hirgelinta qoondada haweenka 30% ee xulista golaha wakiilada Puntland ee 2019,

Kulankan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Haweenka iyo Arimaha Qoyska Puntland ayaa waxaa Madaxweynaha munaasibaddaasi ku weheliyey masuuliyiin ka tirsan goleyaasha dowladda Puntland, odoyaal dhaqameed, haween, dhalinyaro, qaar ka mid ah ururada bulshada rayidka ah iyo masuuliyiin kale.

                        

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*