26th November 2024 admin Category :
Odayaashii reer Hiiraan, oo horay mudaharaadka uga sameeyey in khudaarta iyo Xoolaha ka imanaya koonfurta Soomaaliya in marka ay yimaadaan xaafadda Baraxley ee magaalada Gaalkacayo in Gawaari kale lagu wareejiyo alaabta ay wadaan, ayaa hadda qaylo dhaan xoog leh ka sameeyey gaari xamuulka uu waday uu ahaa Madfacyo iyo Bambooyin