8th November 2024 admin Category :
Murashaxiinta Puntland intooda Qaswadayaasha ah , oo xitaa hal cod ka heli doonin doorashada soo socoda ayaa Gaadaale oo afarta jaraya u doortay afhyeen, taasina waxay bulshada Puntland ku dhiiri gelinaysaa inay mar labaad soo ceshedaan Madaxweyne Gaas oo aan weligii ka mid noqon Urur Diimeed iyo Qaswadayaasha Soomaliya