26th July 2024  admin  Category :

Madaxda Soomaaliyeed oo aan lagu Marti qaadin Garoon Diyaaradeed , kii ugu weynaa  caalamka  oo uu maanta xariga ka jaray madaxweynaha dalka  Turkiga  Erdogan, kaas oo laga dhisay Istanbul. Madaxda Villa Soomaaliya ayaa iyaga oo aan waxba hubsan dhowaan   ka  hor yimid  dawladda Turkiga oo sheegtay in Qunsiliyadda Sacuudiga ee magaalada Istanbuul lagu dhex dilay weriyihii Sacuudiga  Jamal Khashoggi, Sacuudigu markii danbe waa qirteen inay dileen weriyaha, halka madaxda Villsa Soomaaliya ay fudaykoodii Siyaasadeed ee aan la gorfayn  ay maanta tijaabiyeen oo aan lagu marti qaadin Istanbul. Inata badan madaxweynaha Soomaaliya ayaa siyaasado jar iska xoornimo ah waxa u keena fudayd ku jira

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*