28th March 2024  admin  Category :

Allah ha u naxariistee waxa magaalada Boosaaso  caawa  ku geeriyoody aqoonyahankii cilmiga Kaluumaysiga , Cimilada, Maareeyayaasha, Xidigaha iyo Badda Cali Shabeele Cagayare,

Cali Shabelee wuxuu ka mid ah khabiiraddii Soomaaliyeed ee dhidibada u taagay  warshaddii  Kaluunka  Laasqoray. Allah ha u naxariistee aqoonyahanku wuxuu ahaa Indheer garad meel fog wax ka arka ugana diga bulshada inteeda kale  khatarta ku soo socota.

Hoos ka daawo Allah ha u naraxariistee Cali Shabeele, Maalmihii ugu danbaysay noloshiisa isaga oo ka hadlaya horumarka ka socda Puntland, jidka Ceel daahir, Villa Soomaaliya iyo doorashada soo socota Puntland cidda uu la jecel yahay inuu ku guulaysto

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*