26th April 2024  admin  Category :

Tobbon tallo ku iibso lacag dhan 1 doolar waa shaqo cusub oo uu la yimid wiil dhalinyaro ah. Inta badan, shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay ku nool yihiin, waa kuwo isku daya ineey la yimaadaan hal abbuuro cusub iyo sammeeynta ganacsiyo cusub, meesha siyaasada guud ee dalka Soomaaliyana ay tahay mid meesheeda taagaan oo aan waxba iska beddelin taas oo soo dhaafi weeyday musuqmaasuq iyo isdeba marin gashay meel kasta.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*