20th May 2024  admin  Category :

Safiirka cusub ee dalka Hindiya ee u fadhin doona dalka Soomaaliya ayaa sheegay in dawladda Hindiya ay fududeen doonto fiisayaasha waxbarashada, ganacsiga iyo caafimaadka.

Soomaali badan ayaa dhibaatooyin kalla kulma helitaanka fiisaha lagu tago dalka Hinidiya, iyadoona haddii la hello ay dadka kaga baxdo lacago badan. Hadaba, arrintan ayaa noqon doonta mid sahli doonta caqabadaha horey u jiray.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*