9th May 2024  admin  Category :

 RW Kheyre iyo DuCaale  oo ka hotagay heshiiskii  Farmaajo iyo Mursal 

Ra’isul wasaaraha Soomaliya Xasan Cali Khayre iyo wasiirkiisa  iyo wasiirkiisa amniga Ducaale aay kaga hortagayaan heshiis dhex maray MW Farmaajo iyo Guddoomiyaha Baarlabaanka Maxamed Mursal, heshiiskaas oo ahaa in Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyada loo magacaaba La Taliyaha Guddoomiyaha BJFS oo hore xilkii T/X NISA looga qaaday Cabdulqaadir Maxamed Nur Jaamac.

Waxaa Agaasime xigeenka hay’adda Socdaalka loo magacaabay Xasan Cabdulqaadir Maxamed oo ka soo jeeda beesha Mirifle Luwaa, oo  aay qaraabo dhow yihiin Gud. Mursal. Ujeedka magacaabidda ayaa ah in aan fursad la siinin Jaamac oo ay aad isugu dhow yihiin Gud. Mursal isla markaana lagu badbaadiyo Agaasimaha Hay’adda Socdaalka Korneyl Maxamed Jimcaale Koofi sida aay xogta ku heshay MOL.

Arrintan ayaa waxaa ka dhashay buuq iyo isqabqabsi u dhexeeya Gud. Mursal iyo RW Kheyre waxaana Mursal uu ka biyo diiday magacaabidda Xasan Cabdulqaadir.

https://allsanaag.com/haddii-farmaajo-ku-eryey-aniga-ayaa-adeerkaa-ah/

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*